Latest Somali News in Minnesota
  • Home
  • Featured
  • Politics
  • Business
  • Entertainment
  • Lifestyle
  • Sports
  • About Us
  • Contact
  • Home 1
  • so Somali
    • en English
    • so Somali
    • sw Swahili
  • Latest Somali News in Minnesota

    “I Don’t Like That Name”: Somali Uber Driver Fights for His Life After Passenger Attack in Hopkins

    Trump Defends Stephen Miller as Somali and Immigrant Communities Watch US Deportation Crackdown

    Minnesota State Fair Becomes New Flashpoint in Culture War as GOP Leader Condemns ‘Deranged’ Displays

    Midowga Yurub, Maraykanka, Ururka isu taga Muslimiinta, Jaamacada Carabta oo dhamaan garab istaagay Soomaaliya kana soo horjeestay heshiiska Ethoipia la gashay maamulka Somali Lanad. 

    Abdirizak DiisJanuary 5, 2024016 views

    Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell, ayaa xoojiyay taageerada Midowga Yurub ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, mar…

    Read more

    Xerada Nenookaasi ee koonfurta Minneapolis una dhaw mallka 24, miyaa la xiri doonaa maanta oo kamiis ah? 

    Abdirizak DiisJanuary 4, 2024014 views

    By Abdirizak M. Diis Camp Nenookaasi, oo ah xero loogu talagalay dadka aan guryaha lahayn ee xaafadda Phillips, ayaa la filayaa in…

    Read more

    Ethiopia’s Abiy Ahmed Inches the Horn of Africa Towards New Conflict

    Abdirizak DiisJanuary 4, 2024026 views

    By Prof. AbdiRizak Warfa | Jan 3rd, 2024 In a new year bombshell, Prime Minister Abiy Ahmed of Ethiopia announced that his…

    Read more

    Qaar ka mid ah dadka degan xerada hoylaawayaasha ee Koonfurta Minneapolis oo dacweeyay magaalada? Maxay tahay sababta?

    Abdirizak DiisJanuary 3, 2024010 views

    Laba qof oo deggan xerada hoy-laawayaasha ee ku taal koonfurta Minneapolis meel aan ka fogayn mallka 24 ee Soomaalida oo la qorsheeyay…

    Read more

    Dhagayso oo daawo saamaynta sharciyada cusub ee ka dhaqan galaya Minnesota sanadka cusub 2024.

    Abdirizak DiisJanuary 1, 2024018 views
    Read more

    Maxaad ka ogtahay sharciyada cusub ee dhaqangalaya 2024, iyo saamaynta ay ku yeelanayaan reer Minnesota?

    Abdirizak DiisDecember 31, 2023011 views

    Sharciyo cusub oo dhowr ah oo ay ansixiyeen Golaha Sharci dejinta  Minnesota ee dimuquraadiyiinta aqlabiyad buuxda ku haysteen 2023 ayaa dhaqan galaya…

    Read more

    Wrbixinta 4aad ee Group 5: Sideen isugu diyaarin karaa inaan codsado in la’ii keeno qof aan garanayo?

    Abdirizak DiisDecember 30, 2023012 views

    Sidii aad nooga barteen maalmahaan danbe, waxaan idiin soo gudbinaynaa xogaha ugu muhiimsan ee sida loo codsado group 5 dadka aad jeceshayna…

    Read more

    Sida ama Habka loo Codsado Group 5 arjigana loo buuxiyo.  

    Abdirizak DiisDecember 28, 2023026 views

    Waa maxay habka codsiga si aad u noqoto kafaala-qaade? Si aad u codsato kafaala-qaadka iyada oo loo marayo Kooxda Soo-dhaweynta ee shanta…

    Read more

    Group 5: Yaa u qalma in ay keenaan qaxooti, maxayse tahay mas’uuliyada laga doonayo?

    KatanaDecember 28, 2023019 views

    Warbixn ku saabsan group 5. Waa warbixintii sadeexaa. Hadii aad danaynayso in aad dad keento maraykanka ama lagu keeno daawo video ga…

    Read more

    Nin Soomaali ah oo wada taraak oo geeriyooday.

    Abdirizak DiisDecember 27, 2023019 views

    Darawal Soomaali ah oo wada baaruurta xamuulka ama taraakyada  oo ka yimid British Columbia, Canada ayaa la sheegay in la waayay wax…

    Read more

    Posts navigation

    1 … 29 … 36
    View Desktop Version

    Powered by PenciDesign

    Back To Top