Xarumaha gurmadka deg-dega ah ee Minnesota oo buuxdhaafay xili ay xanuunada Hargabka, COVID, RSV, iyo Norovirus aad sare ugu kaceen
Xanuunada neefmareenka ayaa aad sare ugu kacay dhamaadkii bishii Disembar ee sanadkii tagay iyo horaanta sanadkaan cusub. Xanuunadaan waxaa ka mid ah…