Iskuul ku yaala Waqooyiga magaalada Minneapolis, saqafka ayaa dumay, musqulihiina way jababeen. Muxuu qof uun wax oga qaban waaye?
Bilowga sandad dugsiyeedka cusub ayaa soo dhawaaday, balse ardayda dhigata dugsiga JJ Legacy ee waqooyiga Minneapolis ayaa wali garaynayn halka ay wax…