Buug Cusub oo soo bandhigaya ciyaaraha, iyo heeshaha dhaqanka Soomaalida ayaa lagu bari doonaa dugsiyada dadwaynaha Minnesota.
Qorsho Xasan iyo Becca Buck ayaa ururiyay heeso dhaqameed, iyo ciyaaro Soomaali ah oo ay ka soo xigteen ardayda iyo waalidiinta dugsiga…