Latest Somali News in Minnesota
  • Home
  • Featured
  • Politics
  • Business
  • Entertainment
  • Lifestyle
  • Sports
  • About Us
  • Contact
  • Home 1
  • so Somali
    • en English
    • so Somali
    • sw Swahili
  • Latest Somali News in Minnesota

    “I Don’t Like That Name”: Somali Uber Driver Fights for His Life After Passenger Attack in Hopkins

    Trump Defends Stephen Miller as Somali and Immigrant Communities Watch US Deportation Crackdown

    Minnesota State Fair Becomes New Flashpoint in Culture War as GOP Leader Condemns ‘Deranged’ Displays

    Cabdiraxmaan Daahir oo ka tirsan booliiska St. Paul, wax dacwad ah looma haysto kadib markii uu nin toogtay sanadkii hore.

    Abdirizak DiisMarch 21, 2024025 views

    Xafiiska xeer ilaalinta Degmada Ramsey county iyo Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud Keith Elleson ayaa war-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen…

    Read more

    Samafale MacKenzie Scott ayaa $15M ugu deeqay hay’adaha aan macaash doonka ahayn ee Minnesota

    Abdirizak DiisMarch 20, 2024024 views

     Samafale MacKenzie Scott oo ah bilyaneer ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in siddeed hay’adood oo aan faa’iido doon ahayn  saldhigooduna yahay Minnesota  ay…

    Read more

    Khidmad bixinta Uber iyo Lyft oo Jahwareer ku riday madaxda gobolka Minnesota kadib codbixintii gudoonka magaalada Minneapolis

    Abdirizak DiisMarch 19, 2024031 views

    Gov. Tim Walz ayaa ugu baaqay golaha deegaanka Minneapolis inay dib u eegaan go’aankii ay ku gaareen in khidmada loo kordhiyo darawalada…

    Read more

    Waa sidee xaalka ardayda sooman ee dhigata dugsiyada Maraykanka

    Abdirizak DiisMarch 18, 2024020 views

    Inkastoo ardayda Muslimiinta ah ay aad u yaryihiin marka loo eego ardayda dhigata dugsiyada Maraykanka, waxaa si weyn oga dhexmuuqdaan bulshooyinka qaar,…

    Read more

    Biden oo lacag badan ka jaraya dugsiyada Jaatarka (charter schools)

    Abdirizak DiisMarch 14, 2024016 views

    Madaxweyne Joe Biden ayaa codsaday in aad loo dhimo dhaqaalaha loo qoondeeyay dugsiyada gaarka loo maamulo (charter schools) soo jeedinta miisaaniyada  sanadaka…

    Read more

    Kadib cadaadis ka yimi waalidiinta, Dugsiyada dadwaynaha Minneapolis oo ka laabtay go’aankii ay ku jari lahaayeen barashada Afka Hooyo

    Abdirizak DiisMarch 13, 2024027 views

    Dugsiyada dadwaynaha magaalada Minneapolis ayaa ka laabtay go’aankoodii ay ku joojinayeen barashada Afka-Hooyo oo ay ku jiraan afafka Soomaaliga iyo Hmong. Waxaa…

    Read more

    Waa imisa lacagta ay sameeyaan darawalda Uber iyo Lyft?

    Abdirizak DiisMarch 11, 2024019 views

    Daraasad nooceeda aan hore loo samayn ayaa lagu ogaaday lacagta ay sameeyaan darawalada Uber iyo Lyft inta ay shaqada ku jiraan. Daraasada…

    Read more

    Golaha Deggaanka Minneapolis oo ansixiyay sharciga mushaar kordhinta darawadala Uber/Lyft, Frey oo ku hanjabay in uu diidayo.

    Abdirizak DiisMarch 8, 2024023 views

    Golaha deegaanla m,agaalada M,inneapolis ayaa ansixiyay sharci cusub oo lagu xadidayo mushaar bixinta Uber iyo Lyft oo in mudo ahba darawaliinta ay…

    Read more

    Xildhibaanad Ilhaan Cumar ma aysan codayn Talaadadii, waxayna sheegtay in codbixiyayaasha “Uncommitted” ay aad carsan yihiin. 

    Abdirizak DiisMarch 7, 2024026 views

    Xildhibaan Ilhaan Cumar ma aysan codeyn isreeb-reebka doorashada madaxtinimo ee Minnesota todobaadkan. Laakiin waxay u sheegtay Politico in ay fahantay halka ay…

    Read more

    Doorashada Minnesota: Ololaha looga soo horjeedo madaxwayne Biden oo wacdaro ka dhigay doorashada is reeb-reebka axsaabta

    Abdirizak DiisMarch 6, 2024025 views

    Madaxweyne Joe Biden iyo Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa si fudud ugu guuleystey doorashooyinkooda horudhaca ah ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga…

    Read more

    Posts navigation

    1 … 23 … 36
    View Desktop Version

    Powered by PenciDesign

    Back To Top