Maxaan u baahanthay inaad ka ogaato doorashada dhacaysa barito oo talaado ah.
Barito oo ku beegan Maarso shanteeda waxaa looga yaqaanaa dalka Maraykanka Super Tuesday. Super Tuesday waxaa la qabtaa doorashooyiinka is reeb-reebka axsaabta…
Barito oo ku beegan Maarso shanteeda waxaa looga yaqaanaa dalka Maraykanka Super Tuesday. Super Tuesday waxaa la qabtaa doorashooyiinka is reeb-reebka axsaabta…
Gudoonka waxbarashada St. Louis Park ayaa ku baaqay in isbedel lagu sameeyo sharicga Minnesota, oo ku saabsan in qoysasku dooran karaan in…
Ma ogtahay in xanuunka COVID 19- uu wali nala nool yahay. Dad badan oo reer Minnesota ah ayaa u jiifa isbitaalada, qaar…
Qaar ka mid hogaamiyayaasha Muslimiinta Minnesota ayaa ugu baaqaya Muslimiinta Minnesota in ay u codeeyaan “uncommitted” doorashada is reebreebka ee dhacaysa Maarso…
Aaron Bushnell oo 25 jir ah ayaa ku dhintay cisbitaalka kadib markii uu isku gubay afaafka hore ee safaaradda Israa’iil ee magaalada…
Hogaamiyayaasha Ururka macalimiinta St. Paul ayaa ku ku dhawaaqay isniintii in ay shaqo joojin samaynayaan Maarso 11keeda hadii aan codsigooda wax laga…
Shaqaale badan oo ka shaqeeya xarumaha dadka waawayn lagu xanaaneeyo ayaa u asteestay Maarso 5teeda in ay sameeyaan 24 saacadood oo shaqo…
Kumanaan qof oo ka mid ah macaamiisha At&t ayaa saaka oo Khamiis ah ku waabariistay iyaga oo aan haysan khadka telefoonka. Waxaa…
Ninkii toogtay kadibna dilay labo booliis ah iyo sarkaal ka tirsan gurmadka dab-damiska ee magaalada Burnsville (Minnesota) ayaa la aqoonsaday. Baaraha caafimaadka…
Laba askari oo ka tirsan booliiska Burnsville iyo mid ka mid ah shaqaalaha waaxda dab-damiska ayaa la toogtay subaxnimadii hore ee Axadda…