Stay updated with the latest and timely news from around the world.
Inkastoo ardayda Muslimiinta ah ay aad u yaryihiin marka loo eego ardayda dhigata dugsiyada Maraykanka, waxaa si weyn oga dhexmuuqdaan bulshooyinka qaar, …
Stay updated with the latest and timely news from around the world.
Inkastoo ardayda Muslimiinta ah ay aad u yaryihiin marka loo eego ardayda dhigata dugsiyada Maraykanka, waxaa si weyn oga dhexmuuqdaan bulshooyinka qaar, …
Madaxweyne Joe Biden ayaa codsaday in aad loo dhimo dhaqaalaha loo qoondeeyay dugsiyada gaarka loo maamulo (charter schools) soo jeedinta miisaaniyada sanadaka …
Dugsiyada dadwaynaha magaalada Minneapolis ayaa ka laabtay go’aankoodii ay ku joojinayeen barashada Afka-Hooyo oo ay ku jiraan afafka Soomaaliga iyo Hmong. Waxaa …
Daraasad nooceeda aan hore loo samayn ayaa lagu ogaaday lacagta ay sameeyaan darawalada Uber iyo Lyft inta ay shaqada ku jiraan. Daraasada …
Golaha deegaanla m,agaalada M,inneapolis ayaa ansixiyay sharci cusub oo lagu xadidayo mushaar bixinta Uber iyo Lyft oo in mudo ahba darawaliinta ay …
Xildhibaan Ilhaan Cumar ma aysan codeyn isreeb-reebka doorashada madaxtinimo ee Minnesota todobaadkan. Laakiin waxay u sheegtay Politico in ay fahantay halka ay …
Madaxweyne Joe Biden iyo Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa si fudud ugu guuleystey doorashooyinkooda horudhaca ah ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga …
Barito oo ku beegan Maarso shanteeda waxaa looga yaqaanaa dalka Maraykanka Super Tuesday. Super Tuesday waxaa la qabtaa doorashooyiinka is reeb-reebka axsaabta …
Gudoonka waxbarashada St. Louis Park ayaa ku baaqay in isbedel lagu sameeyo sharicga Minnesota, oo ku saabsan in qoysasku dooran karaan in …
Qaar ka mid hogaamiyayaasha Muslimiinta Minnesota ayaa ugu baaqaya Muslimiinta Minnesota in ay u codeeyaan “uncommitted” doorashada is reebreebka ee dhacaysa Maarso …
Welcome to Somali Media of Minnesota, your trusted partner in breaking down language barriers and fostering a more inclusive society.